Eng Feysal Cali Waraabe Oo Si La Yaableh Uga Hadlay Xariga C.maalin Coldoon “Waan Toogan Lahaa” (Video)

Gudoomiyaha Xilsbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu ka hadlay Xariga Magaalada Hargeysa loogu gaystay Wariye Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon, Wuxuuna sheegay inuu Toogan lahaa Isagu oo aanu xabsiba dhigeen.

“Ma ninka Farmaajo u Heesay, Waan toogan lahaa,  Sow Ninka Daacish u heesa sow lama Xiro, Nabadgelyada wixii Khatar ku haya waanu Xiraynaa” ayuu yiri Feysal Cali Waraabe.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE