Ra’isalwasaaraha Soomaaliya Oo Amar Culus Kasoo Saarey Dhisme Sharci Dara Ah Oo Ka Socda Magaalada Muqdisho (Akhriso)

Ra’isalwaaaraha Jamhuuriyadda Fedaraalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa amar culus waxa uu kasoo saarey dhisme sharci dara ah oo ka socda magaalada Muqdisho gaar ahaan Garoonka Aadan Cadde.

War qoraal ah oo laga soo saarey Xafiiska Ra’isalwasaare Kheyre waxa lagu joojiyey damaan djismayaasha ka socda Garoonka Gudaihiisa iyo banaankiisa isagoo sheegay in la raacayo baahida Garoonka iyo qabashada adeegyada bulsho ee looga baahanyahay.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE