Dhageyso Warbxin Xiisadda U Dhaxeysa Qaar Ka Mid Ah Wadamada Yurub Iyo Dowlada Turkiga Oo Meel Xun Gaartey

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Axadii uga digay Dowlada Holland inay ka shalay doonto go,aanki ay ugu diiday inay dalkeeda galaan laba wasiir oo Turkish ah.

Wasiirka arrimaha dibadda Mevlut Cawuzoglu iyo wasiirada Qoyska Turkiga Fatma Betul Sayan Kaya, ayaa laga hor istaagay inay galaan dalka Holland si ay uga qeybgalaan isu soo bax ay jaaliyadda Turkiga ee Holand ku taageeri lahaayeen aftida 16-ka bisha April ka dhici doonto Turkiga.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE