Hogaamiyaha Ahla Sunnah Oo Magaalada Dhuuma-maren Kusoo Bandhigey Awoodiisa Ka Dib Markii Uu Maanta Dib Ugu Laabtey (Video)

Waxaa maanta magaalada Dhuuso-mareeb ee Gobolka Galgaduud si balaaran loogu soo dhoweeyay, Hogaamiyaha maamulka Gobolada dhexe ee Ahlu-sunnah, Iyadoona uu ka warbixiyey Kulamadii uu la qaatay madaxda Cusub ee Dawlada Soomaaliya, Sidoo kalana wuxuu soo bandhigay Taageerada uu haysto.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE