Isbitaalka Banaadir Oo La Jiifiyey Ku Dhawaad Laba Boqol Oo Bukaana Ah Oo La Il Daran Cudurka Shuban Biyoodka (Video)

Isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir ee ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa waxa maalmihii lasoo dhaafey la jiifa dad kala duwan oo la il daran Cudurka Shuban biyoodka, dadkaas ayaa tiradooda waxa ay kor u dhaafeysaa laba boqol oo bukaana ah oo isugu jira dad weeweyn iyo Caruur.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE