Kooxda Xidagaha Geeska Oo Sheegay Inay Kooxda Ka Sareen Nimcaan Hilaac Iyo Yurrub Geenyo Oo Muqdisho Ka Heesey (Video)

Kooxda Xidigaha Geeska ee  Fadhigoodu yahay magaalada Hargeisa ayaa sheegay inay Kooxdaasi ka saareen Fanaanada Yurub Geenyo, Hodan C.raxmaan iyo Nimcaan C.raxmaan Xasan  (Hilaac).

Yurub Geenyo iyo Nimcaan Hillaac ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay ku sugnaa magaalada Madaxda Soomaaliya ee Muqdisho, Taasi oo keentay inay Xilka ka qaadaan,  Waxayna Gudoomiye mar kale u doorteen Xasan Laabsaalax, Sidoo kalana waxaa Kulankooda ku sugnaa Afhayeenka madaxwaynaha Xukuumadda Somaliland.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE