Daawo Sheekada Dr Qooto Qooto Qeybtii 30-aad Ee Ugu Dambeyey Aadna U Xiisa Badan (Video)

Sheekada Dr Qooto qooto oo Todobaadkii hal mar laga sii deyn jirey Tv-ga Universal ayaa qeybtii ugu dambeysay ee Sodonaad lasoo daayey, sheekadan oo ay ka qeyb qaateen fanaan badan ayaa si weyn usoo jiidatey Soomaali Badan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE