Safarka Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Oo Sawir Dhab Ka Hadal Ah Laga Sameeyey

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta u amba baxey Dalka Turkiga ayaa Sawir Cajiib badan laga sameeyey Safarkiisa, Mu’alifka ku caan baxay sameynta Sawirada Kartoonada ah ayaa soo bandhigeysay Sawir qosol badan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE