Madaxweynaha Soomaaliya Ayaa Magaalada Muqdisho Kulan Kula Qaatey Gudoomiyaha Midowga Afriga (Sawiro)

Gudoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Muuse Faki ayaa lagu waxa lagu soo dhaweeyey Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya.

Muuse Faki ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyey R/wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre,Gudoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ayaa kulamo waxa uu la qaatay Madaxda sare ee dowladda Soomaaliya.

Kulanka dhax maray Madaxweynaha Soomaaliya iyo Moussa Faki Mahamat ayaa looga hadlay arimo ay ka mid yihiin sidii Ururka Midowga Afrika uu u taageeri lahaa dowlada Soomaaliya iyo arimo abaaraha ee ka jira dalka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran