Dhageyso Xildhibanaad Kasoo Jeeda Gobolada Waqooyi Oo Beenisey Warar Been Abuur Ah Oo Lagu Faafiyey Baraha Bulshada

Xildhibaanad ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya oo kasoo jeeda Gobolada Waqooyi ee dalka ayaa si kulul uga hadashay warar sheegaya in magaalada Muqdisho ay ku dhex guursatey seddax Nin.

Maalmihii lasoo dhaafey ayaa wararka sheegaya in xildhibaanada ay isla guursatey ilaa seddax Nin, waxa si aad looga hadal haayey baraha Bulshada, waxaana sheekadaas jawaab deg deg ah ka bixiyey Xildhibaanada laga been abuurtey.

Xildhibaand Xuda Axmed Cali ayaa warbaahinta u sheegtey in warkaas been abuurka ah uu bartiisa facebooka soo geliyey nin horey ugu dhaxdey balse markii dambe ay kala tageen, kaas oo ay tilmaamtey in sheekadaas uu ku doonayey in uu ku gato Kusiga ay ku fadhido.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran