Khudbaddii Gudoomiye Cabdow Abuukar Uu Ka Jeediyey Xafladdii Lagu Soo Bandhigaayey Ciidamada Deegaanka (Video)

Gudoomiye ku xigeenka dhinaca Siyaasadda Maalka Nambar 50 ee Gobolka Shabeelada hoose ayaa ka qeyb galey munaasabad lagu soo bandhigaayey askar Cusub ayaa fariimo dhowr ah u direy Madaxda Cusub ee Soomaaliya, isagoo sheegay in Shabeelada hoose ay ku noolyihiin dad loo diidey inay wax qabsadaan, waxna loo qabto.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE