Khudbad Gudoomiyaha Nambar 50 “Inta Ay Jirtey Dowlada Xasan Sheekh Ciidaman Waxay Baacsanayeen Cadowga Soomaaliya, Mana Helin Xuquuqdii Ay Lahaayeen” (Video)

Gudoomiyaha Degmada Nambar 50 Cabdulaahi Cali Axmed Waafow oo khudbad ka hor jeedinayey Ciidamo lagu soo bandhigaayey Garoonka diyaaradaha degmada Nambar 50, ayaa fariimo kala duwan u direy Madaxda cusub ee Soomaaliya, isagoo ugu baaqey in ay bixiyaan xuquuqda ay leeyihiin Ciidama difaaca deegaanka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran