Wareysi Lala Yeeshay Mid Ka Mid Ah Aas-aasayaasha Iskuulka Fiqi Ee Deegaanka Ceeljaale Oo Halsana Jirsadey (Video)

Fiqi Iskuul oo laga hirgeliyey deegaanka Ceeljaale ee duleedka magaalada Marka ayaa furitaankiisa waxa iska kaashadey qaar ka mid dadka qurba joogta iyo aqoonyahaano deegaanka u dhashay.

Iskuulkan oo xilligan dabooley inta badan baahida waxbarasho ee deegaanka ayaa waxa laga joogaa markii la aas aasey muddo hal sana ah, waxaana furitaankiisa uu kusoo beegmey xilli ay jirtey baahi waxbarasho.

Axmed Jeylaani Sugunto oo ah aqoonyahaandii wax ka aas aastey Iskuulan ayaa warbaahinta deegaanka la hadley wuxuuna tafaasiil ka bixiyey marxaladii halka sano ee iskuulka uu soo marey iyo taaba galkiisa.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE