Akhriso Liiska Golaha Wasiirada Cusub Ee Maanta Uu Ku Dhawaaqey Ra’iisalwasaraaha Xukuumadda Cusub

Xaflada goor dhow lagu qabtey Xafiiska Ra’iisalwasaaraha Soomalaiya ayaa waxa lagu dhawaaqey Golaha Wasiirada oo in muda ah la sugaayey, Wasiirada la magacaabay ayaa intooda badan ka tirsan Baarlamaanka fedaraalka, waxaana ku jira xubno ku cusub Liiska iyo kuwo horey xilal usoo qabtey.

Hoos ka akhri liiska Wasiirada iyo Wasiiru dowlayaasha:

  1. Raysalwasaare ku xigeen: Mahdi Axmed Guuleed (Khadar)
  2. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Amb: Yusuf Garaad Cumar Maxamed
  3. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha: Cabdi Faarax Siciid (Juxaa)
  4. WasiirkaWasaaradda Maaliyadda: Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Beyle Ducaale
  5. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga: Cabdirashiid Maxamed Cabdullaahi
  6. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta Sare Cabdiraxmaan Daahir Cismaan
  7. WasiirkaWasaaradda arrimaha dastuurka: Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil
  8. Wasiirka Wasaaradda Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo hormarinta dhaqaalaha: Jamaaal Maxamed Xasan
  9. Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo gadiidka cirka iyo dhulka Maryan Aweys Jaamac
  10. Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda Inj. Cabdi Canshuur Xasan
  11. Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Xil. Sheekhnuur Maxamed Xassan
  12. Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha Khadro Axmed Ducaale
  13. Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo dib u dhiska Xil. Cabbaas Sheekh Cabdullaahi Siraaji
  14. Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul Insaanka. Deeqa Yaasiin Xaaji Yusuf
  15. Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xil. Eng. Cabdirashiid Maxamed Axmed
  16. Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Maxamed Islow Abuukar Ducaale
  17. Wasiirka Wasaaradda Beeraha Xil. Siciid Xuseen Ciid
  18. Wasiirka Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada: Drs. Fawsiya Abiikar Nuur
  19. Wasiirka Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi
  20. Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga: Xil. Khadiijo Maxamed Diiriye
  21. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo hanuuninta Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow)
  22. Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda: Avv Xasan Xuseen Xaaji
  23. Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Saalax Axmed Jaamac
  24. Wasiirka Wasaaradda Konrontada iyo Biyaha: Saalim Caliyow Ibrow
  25. Wasiirka Gargaarka iyo maareeynta musiibooyinka Dr. Maryan Qaasim
  26. Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta. Dr. Iimaan Cabdullaahi Cali
Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE