Ruwaayad Cusub “Ar Farmaajo Yaa Ii Keena” Oo Lagu Sameeyey Degmada Nambar 50 Ee Gobolka Shabeelada Hoose (Video)

Jilaayaasha caanka noqdey ee kala ah Axmded Gemene, Bagaaf iyo Abuukar Saney ayaa soo bandhigey Ruwaayad cusub oo loogu magic darey “Armaajo yaa ii keena”, waxaana Sheekadan lagu soo bandhigey Bandhig lagu qabtey Degmada Nambar 50 Gobolka Shabeelada hoose.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran