Dhageyso Ugaas Faarax Cabdi Sheekh Oo Hambalyo U Direy Golaha Wasiirada Ee Uu Ku Dhawaaqey Ra’iisalwasaaraha Xukuumadda Dalka

Ugaas Faarax Cabdi Sheekh oo ka mid ah duubabka dhaqanka ee Beesha Biimaal oo maanta la hadlay Warbaahinta ayaa hambalyo diiran u direy Golaha Wasiirada Xukuumadda Cusub ee Soomaaliya oo maalintii shalay lagu dhawaaqey.

Ugaas Faarax ayaa ugu horeyn salaan u direy Madaxda Cusub ee la wareegtey awooda dalka, waxaana uu u rajeeyey inay kadhabeeyaan balan qaadkii ay sameeyeen intii ay socotey doorashada.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE