Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Ayaa Dhaliilo Usoo Jeediyey Ra’iisalwasaaraha Dalka (Video)

Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo Doorto Koonfur Galbeed ayaa sheegay in baarlamaanka Soomaaliya in aysan meelmarin doonin Golaha Wasiirada Cusub ee Soomaaliya.

Wuxuu ku dooday inay Xaq u lahayd Beeshiisu inay Qaadato Wasiirka Maaliyadda iyo RaisalWasaare ku xigeenka, Waxaana la waydiiyey inay tahay mid ugu taalla Dastuurka ?

Xildhibaan Idiris ayaa xusay in Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya uu Al-baabada ka Xirtey, Sidoo kalana Wuxuu eedayn u jeediyey Madaxwayne Farmaajo, Wuxuu sheegay in Xildhibaanada ay yeelan doonaan kulamo kala duwan oo looga hortagaayo Ansixinta Wasiirada.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran