Wasaaradda Haweenka Maamulka K/Galbeed Ayaa Munaasabad Lagu Taageerayo Wasaaradda Cusub Ee Haweenka Dowladda Federalka Ku Qabatay Baydhabo(Sawiro)

Wasaaradda Haweenka Koonfur Galbeed soomaalia ayaa munaasabad balaaran oo lagu taageerayo wasiiradda Haweenka dowlada federaalka soomaalia ku qabatay magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed.

Kulanka waxaa ka soo qayb galay wasiiradda haweenka iyo xuquuqul Insaanka Koonfurgalbeed marwo Binti Ibraahim Cali, xildhibaano, haweenka koonfurgalbeed, ururada haweenka iyo kooxaha ciyaaro dhaqameedka.

Marwo binti ibrashim cali oo munaasabadda ka hadashay ayaa ku dheeraatay kahadalka taariiqda wasiirad deeqo yasiin xaaji kuna dhiiri galisay wax qabad dheeraad ah.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE