Gabdho Walaalo Ahaa Oo Ku Geeriyooday Daadad Maraayey Togga Dacar Budhuq Ee U Dhexeeyo Magaalooyinka Hargeysa Iyo Berbera(Video)

Togga Dacar Buruq(Dacar Budhuq) oo daadad xoog leh ay marayeen ayaa wuxuu qaaday labo gabar oo walaalo ahaa kuwaasoo iyagoo meyd ah laga soo saaray biyaha.

Togga Dacar Budhuq wuxuu u dhexeeyaa magaalooyinka Berbera iyo Hargeysa. Roobabka Gu’ga oo si xoog leh uga da’aayo dhulka buuraleyda Somaliland ayaa sababayo in Togga uu soo rogo daadad waaweyn.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran