Dhegeyso Gudoomiyaha Degmada Nambar 50 “Sagaal Sano Waan Kula Xisaabtameynaa Xildhibaanada Gobolka Shabeelada Hoose, Wixii Ay U Qabteen Shacabkooda”

Guoomiyaha degmada Nambar 50 Cabdulaahi Cali Axmed Waafow ayaa fariimo kala duwan wuxuu direy guud ahaan Xildhibaanada Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee kasoo jeeda deegaanada Gobolka Shabeelad hoose.

Fariinta Gudoomiye Waafow ayuu ku sheegay in Xildhibaanada Gobolka Shabeelada hoose ku matala Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya lagula xisaabtami doono wixii ay soo qabteen intii ay kursiga ku fadhiyee, waxaana uu ugu baaqey inay u gurmadaan Shacabka ay ka dhasheen oo xaalado nolol xumo ku haaysata degmooyin iyo deegaano ka tirsan Shabeelada hoose.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE