Photo News Ciidamadii Dhawaan Lagu Soo Bandhigey Degmada Nambar 50 Ee Gobolka Shabeelada Hoose (Sawiro)

Maamulka deegaanka oo xaruntiisu tahay Degmada Nambar 50 Ee Gobolka Shabeelada hoose ayaa dhawaan Ciidamo awood badan wuxuu kusoo bandhigey Garoonka Diyaaradaha Nambar50.

Ciidamadan Cusub ayaa waxa loo diyaarinayaa inay ka qeyb qaataan howlgallo gaar ah oo lagu xoreenayo degmooyin iyo deegaano ka tirsan Shabeelada hoose oo ay Maamulaan Alshabaab.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran