Dhageyso Aqoonyahaano Ugu Baaqey Dowlada Madaxweyne Farmaajo Inay Wax Ka Qabato Cuna Qabteynta Saarna Gobolka Shabeelada Hoose

Iyadoo Gobolka Shabeelada hoose ay ka jiraan xaalado nolol xumo oo aad u daran oo ay sababeen kooxo isbaheysi oo ka macaasha dhiigga Shacabka ayaa waxa isa soo taraya baaqyada loo jeedinayo dowlada Fedaraalka ee Soomaaliya.

Aqoonyahaano Wareysi siiyey Idaacadda Danan ee magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqeyn Madaxda Dowlada inay qaadaan tallaabooyin wax looga qabanayo cuna qabateynta saaran Gobolka oo ay ugu weynta xirnaashiyada wadada dheer ee xiriirisa Muqdisho ilaa Baraawe.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE