Dibad Baxyo Lagu Soo Dhaweenayo Howlgalladda Ciidamada Amaanka Oo Ka Dhacay Magaalada Marka (Sawiro)

Dibadbaxyo ay ka qeyb qaateen boqolala haween iyo Odayaal ah ayaa waxa lagu qabtey magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelada hoose, kuwaas oo lagu soo dhaweenayo howlgallada Ciidamada Amaanka ay ka wadaan magaalada.

Banaan weyn oo ku yaalla magaalada Bartamaheeda ayaa waxa isugu yimid dad weyne badan, waxaana ka qeyb ka qeyb galay Gudoomiye Maxamed Cusmaan Cali Yariisow iyo Abaanduulaha Ciidamada Abaanka Col. Diite.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran