Madaxda Ugu Sareysa Dalka Oo Ka Qeyb Gashay Salaadda Janaasada Wasiirkii Hore Ee Dekadaha Iyo Gaadiidka Badda (Sawiro)

Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya lagu aasay Wasiirkii hore ee Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dr. Nuur Faarax Xersi oo xalay ku geeriyooday isbitaal ku yaala Muqdisho.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Gudoomiyaha Aqalka Sare, xildhibaano, Wasiiro iyo masuuliyiin kale ayaa ka qaybgalay Salaadda Janaasada ee lagu dukaday Marxuumka geeriyooday.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE