Dhageyso Warbixin Xasaasi Ah Dib U Dhacyada Siyaasadeed, Midda Amni Iyo Dhaqaale Ee Haaysta Maamulka Koofur galbeed

Maamulka Koonfur galbeed oo la dhisey dhamaadkii sanadii 2014-kii, ayaa intii uu jirey la kulmay dib u dhacyo siyaasadee mid Amni iyo dhaqaale, waxaana la aaminsanyahay deegaanada uu maamulkaas ka aramiyo in ay ku xooganyihiin islamarkaana xarumo ay ku leeyihiin kooxaha xag jiriinta ah ee ka dagaalama Soomaaliya

Hadaba hoos ka dhageyso Warbixin Xasaasi ah ooo looga hadlayo arimaha kala duwan ee dib u dhigey Maamulka Shariif Xasan.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran