Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Nambra 50, Cabdow Abuukar Axmed Oo Eedeymo Kulul U Jeediyey Madaxda Maamulka K/galbeed (Video)

Gudoomiye ku xigeenka dhinca siyaasadda degmada Nambar 50 Ee Gobolka Shabeelada ayaa eedeymo usoo jeediyey hogaamiyaha Maamulka Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh, oo iska indha saabey xaaladda ay suganyihii Shacabka ku dhaqan qeybo ka mid ah Gobolka.

Wuxuu ugu baaqey dowlada Madaxweyne Farmaajo in ay la timaado waxqabad dhab ah iyo cadaad ay u simanyihiin Umada Soomaaliyeed, maadaama sanadii lasoo dhaafey dowladihii dalka soo marey ay ahaayeen kuwo ka foo=gaa cadaalad.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran