Xildhibaanada Baarlamaanka Federalka Oo Loo Qeybiyay Mooshin Ka Dhan Ah Heshiiska Saldhiga Barbara ee Somaliland Iyo Imaaraadka

Xildhibaanada baarlamaanka Federalka Soomaliya ayaa loo qeybiyay Mooshin ka dhanka ah heshiiska ay xukuumadda Soomaliland Iyo dowladda Imaaradka galeen ee u fasaxaya Imaaraadka Carabta ay saldhig militeri ka sameysato magaalada Barbara.

Mooshinkan ayaa maanta xildhibaanada loogu qeybiyay kulankii ay maanta ku yeesheen xarunta Baarlamaanka.

Mooshinka ayaa axa uu ka koobnaa afar qodob  oo ay ka mid tahay in heshiiska Somaliland iyo Imaaraadka uu xadgudub ku yahay xeerarka caalamiga ah, waxaana saxiixay 21 xildhibaan.

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran