Maareyaashii Garoonka Diyaradaha Iyo Dekadda Oo Xilka Laga Qaaday Iyo…

Ra’iisul wasaare Xasan Kheyre ayaa xilalkii ka qaaday maareeyaha garoonka Aadan Cadde Aadan Cabdi Ashkir, waxaana jagadaas loo magacaabay Yusuf Cabdi Cabdulle(Yusuf Jaalle).

Waxaa sidoo kale laga qaaday jagadiisa maareeyaha dekadda Muqdisho Cabdullahi Cali Nuur, waxaana lagu bedelay Axmed Washington.

Magacaabista cusub ayaa imaaneysa  saacado kadib markii madaxweynaha uu maanta xulalka ka qaaday taliyayaasha ciidamada dowladda, madax cusubna u magacaabay.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran