Qabiilada Ay Ka Soo Jeedaan Taliyayaasha Ciidamada Ee La Magacaabay

Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa kaga dhawaaqay kulankii todobaadlaha ahaa ee golaha wasiirada oo uu ka qeybgalay magacaabista taliyaasha ciidamada milateriga,booliiska iyo,Nabadsugida.

Haddaba taliyaasha la magacaabay ayaa ka soo kala jeeda:taliya ciidamada Xooga waxaa loo magacaabay Axmed Maxamed Jimcaale Cirfiid oo u dhashay Habargidir , Saruur.

Abaanduulaha ciidamada xooga waxaa loo magacaabay  Cabullahi Canood oo u dhashay Mareexaan.

Taliyaha  ciidamada Booliiska waxaa loo magacaabay Jeneral Cabdi Xakiim Saacid oo ka soo jeeda Leelkase.Taliya ciidamada Nabadsugida waxaa magacaabay Maxamed Cabdullahi Sambaloolshe oo ka soo jeeda beesha Xawaadle.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE