Toban Qof Oo Lagu Dilay Deegaanka Golweyn Ee Gobolka Sh.Hoose

Ugu yaraan toban qof ayaa ku geeriyooday, toban kalena waa ay ku dhaawacmeen, qarax ka dhacay deegaanka Golweyn ee gobolka Sh.Hoose.

Qaraxan oo ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa ku qarxay gaari nooca Caasiga ah oo amrayay deegaanka Golweyn.

Dadka ku dhaawacmay qaraxa ayaa loo soo qaaday goobaha caafimaad ee ku yaala gobolka Sh.Hoose, iyadoo qaar ka mid ah uu dhaawacooda halis yahay.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran