Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Weerarkii Dhiiga Ku Daatay Ee Ka Dhacay Sweden

Ugu yaraan seddex qof ayaa ku dhimatay weerar gaari loo adeegsaday oo ka dhacay caasimadda dalka Sweden ee Stolckhom.

Weerarkan ayaa loo adeegsaday gaar ah nooc lagu qaado khamriga.
Shirkadda iska leh gaariga qaraxa lagu filayay ayaa sheegtay in gaariga maanta gelinkii hore laga afduubtay shirkadooda.

Ra’iisul wasaaraha dalka Swdedn ayaa sheegay in weerarka gaariga lagu fuliyay uu yahay weerar argagaxiso.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran