Dhageyso Oday 137 Jir Ah Oo Guursaday Gabar 23 Jir Ah Oo Ka Sheekeynaya Sida Uu Ku Soo Xera-geliyay

Dahir Qureysh ayaa sheegay in uu horay u guursaday haween badan ayaa sheegay in gabadhan 23 jirka ah ay isku dhex barteen Gaari bus ah, kadibna ay halkaas sheekadooda ay ka bilaabatay.

Odaygan ayaa sheegay in gabadhan iyo isaga ay aad isu jecel yihiin.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE