Daawo:Maxamed Cumar Carte Oo Xilka Ku Wareejiyay Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Cusub

Ra’iisul wasaare ku xigeenka cusub ee xukuumadda Soomaliya Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xilka kala wareegay Ra’iisul wasaare ku xigeenkii hore Maxamed Cumar Carteh.

Mudane Carteh ayaa u mahadceliyey dhammaan madaxdii dawladdii hore iyo Shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, wuxuna sidoo kale tilmaamay in mudadii labada sano ahayd ee shaqada uu qaranka u hayay qabsoomeen howlo aad u badan isla markaana loo baahan yahay in horey loo sii ambaqaado.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran