Qunsuliyadda Soomalida ee Bakistaan Oo Weerar Lagu Qaaday

Kooxo hubeysan ayaa saakay aroortii weerer ku qaaday qunsuliyadda Soomliya ee magaalada Karachi ee dalka Bakistan.

Kooxdan oo tiradooda lagu sheegay 7 qof oo hubeystan ayaa gudaha u galay gudaha dhismaha qunsuliyadda, iyagoo ka qaatsy qalab xarunta yaalay.

Qunsulka soomaliya ee Karaaji Imdaad Xuseen Shaah ayaa u xaqiijiyay warbaahinta dalka Bakistaan in la weeraray safaadda lagana qaatay agab yaalay Qunsuliyadda.

Qunsuliyadda Soomaliya ee Karachi ayaa la sheegay in ay ku taala dhismaha shirkad Daawooyinka ee DIG South Azad Khan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran