Ra’iisul wasaare Kheyre Oo Ammaro Cusub Soo Saaray

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa soo saaray wareegto ku saabsan xilliyada Shaqada xafiisyada dowladda isagoo amray in xilliyada shaqada ay bilaabaneyso laba saac subaxnimo lagana baxo toban saac galabnimo.

Sidoo kale waxaa amar uu ku bixiyay in usbuucii 48 saacadood la shaqeeyo.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran