Yariisow Oo Shaqada ka Ceyriyay Agaasimayaal

Wasiirka warfaafinta Eng Cabdiraxmaan Yariisow ayaa shaqada ka joojiyay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta dowladda Soomaaliya Cabdirisaaq Bahlaawi.

Mudane Bahlaawi ayaa waxaa lagu soo eedeeyay Musuq maasuq.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta ayaa si kumeel gaar ah waxaa loogu magacaabay Agaasimihii Wakaaladda Wararka SONNA Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Al-Caddaala.

Sidoo kale waxa xilka laga qaaday agaasimaha Telefisinka Qaranka iyo Radio Muqdisho

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran