Dagaalka Dalka Suuriya Oo Waji Kale Yeeshay, Iyo Ciidamada Ruushka Oo U Diyaarsan Inay Difaacyaan Xukuumadda Bishaar (Video)

Dagaalka ka socda dalka Suuriya ayaa isku bedelay mid ay isku baheysanayaan dowlada awood Milateri ku leh Caalamka, waxaana markan soo baxaya awood hor leh oo loo qorsheeyey in ay difaacaan xukuumadda Bishaar Al-asd.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran