Hees Uu Sameyeye Wariyey Cabdimaalik Muuse Col-doon “Xamar Aadisteydiyoo Xornimo U Hadalkii Xabsi Baan Ku Galayaa Xaalkeedu Waa Kaa” (Video)

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Fanaanka Nimcaan Hilaac oo soo saaray Hees uu Xabsiga magaalada Hargeysa ku dhex Sameeyay Wariye Cabdimaalik Muuse Col-doon, taasi oo uu kaga hadlayo waayaha Nololeed ee Xiligan ku Jiro

Fanaanka yaaa hada Heeska soo saaray iyadoo oo aan Lahayn MUSIC, Waxayna Noqotay Mid Bulshada intii Daawatay ku Abuurtay Dareen Murugo Xambaarsan, Waxayna soo saaristeedu Imaanaysaa Xili dhowaan Lagu Xukumay Xabsi Laba Sano ah Wariye Col-doon.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE