Dhageyso Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Oo Kasoo Saarey Xariga Wariye Col-doon

Dowladda Somalia ayaa war kasoo saartay Xadhiga Wariye Cabdimaalik Muuse Col-doon oo dhawaan ay Maxakamadda Hargeysa xukun laba sano ah ku riday.

Wasiirka Warfaafinta Soomalia Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Dowladda Somalia ay aad uga xun tahay xariga wariyaha, isla markaana ay kala shaqaynayaan Hay,adaha Xaquuqul iinsaanka sidii loo sii dayn lahaa.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE