Madaxweynaha Soomaaliya Oo Maanta Waraaqaha Aqoonsiga Ka Gudoomey Safiirka Cusub Shiinaha (Sawiro)

Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka gudoomey Safiirka dalka Soomaaliya u fadhin doona dalka Shiinaha.

Kulan ka dhacey Madaxtooyada Safiirka Shiinaha Qin Jian ayaa waxa uu wareejiyey Waraaqihiisa Safiirnimo iyo dhambaal uu ka sidey Maxdaweynaha Shiinaha oo qeexayey xoojinta xiriirka labada dal.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran