Akhriso Warmurtiyeeed Maanta Laga Soo Saaray Shirkii U Dhexeeyey DF Iyo Maamul Goboleedyada Soomaaliya

Iyadoo maanta lagu soo gabogabeeyey magaalada Muqdisho shir 3 maalin maalin magaalada Muqdisho uga socday dowladda Federalka iyo madaxda maamul goboleedyada ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban dhowr qodob oo wixii la afgartay ah.

Hoos ka akhriso warmurtiyeedka oo dhameystiran

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE