Akhris Wareegto Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Uu Waxyaha Dowlada Hoose Ee Xamar Ku Farey In Ay Adeegsadaan Istcimaalka Qoraalka “Benaadir”

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed, ayaa amar uu soo saaray waxaa uu ku faray Waaxyaha kala duwan ee dowladda inay wax ka bedel ku sameeyaan qaab qoraalka Banaadir.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha ayaa lagu sheegay in Guddoomiyuhu uu isku bedelay xarfaha “A” iyo “E”. magaca “Banaadir”, kaasoo dhamaan waaxyaha dowladda Hoose la faray inay adeegsadaan “Benaadir”.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE