Tacsi Xildhibaan Maxamed Aadan Macallin Cali (Maxamed Soomaali) Oo Aabihiis Ku Geeriyoodey Magaalada Muqdisho

Waxaan halkan Tacsi Tiiraanyo leh ugu direynaa Xildhibaan Maxamed Soomaali oo Aabihiis Nabadoon Maxamed Aadan Macallin Cali oo ku geeriyoodey magaalada Muqdisho, xalay oo jimca ah taariikhdana ay ku beegneyd 27-4-2017 M, halkan Taariikhda Hijriga ay ku asteysneyd 1-8-1438.

Guud ahaan Howlwadeenada Markacadey.com, waxay marxuumka Geeriyoodey Alla ugu barinayaan in uu Janadii Fardowsa ka waraabiyo, Samir iyo Iimaanna ka siiyo Ehelkii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodey.

Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran