Dhageyso Hooyooyinka Caawa Ay Hurdada U Diideen Maleeshiyada Al-Shabaab Oo Warbahinta La Hadley

Qar ka mid ah hooyooyinka caawa ay soo weerareen Maleeshiyada Alshabaab islamarkaana ku firxadey deegaano banaan ah ayaa la hadley Idaacadda Danaan ee magaalada Muqdisho.

Hooyooyinka ayaa sheegay in dagaal culus ay kusoo qaadeen dad ay waji ahaan aanay garaneyn hase haatee ku labisan darees u eg ,idka Milateriga wajiyada u duubanyahay, waxaana ay sheegeen in markii ay rasaasta bilaabeen ay hore dab uga qabadsiiyeen Guryaha dadka Shacabka.

Waxa ay intaa ku dareen in Ciidamada Maamulka Nambar 50 ay si adag u difaaceen dadka iyo deegaanka intaba, waxaana ay baaq u direen Dowlada Madaxweyne Farmaajo iyo siyaasiyiinta Gobolka u dhashay.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE