Dhageyso Warbaahinta Afku-leeblayaasha Shabelle Ee U Adeegta Mooryaanta Habargidir, Been Abuurka Ay Ka Sheegeen Dagaalkii Caawa Ka Dhacay Shabeeladaha Hoose

Idaacadda u adeegta Mooryaanta dhul boobka ee dagaalada ka wada Gobolka Shbaeelada hoose ayaa bilaawey dagaal ay ku taageerayaan Maleeshiyada kooxda Alshabaab, halka ay ku dafirayaan Ciidamada dowlada ee Maamulka Nambar 50.

Afkuleeble lagu lagau magacaabo Maxamed Daahir Degene ayaa Caawa Idaacadda Sharwadayaasha Shabelle ka sheegay in dagaalkii Caawa uu ka dhacay Xerada Ciidamada Aala-yaasir ee ku taalla Garoonka diyaaradaha Nambar 50.

Been Abuurka Idaacadda Shabelle ayaa muujinaya in Mooryaanta Habargidir ee Idaacaddaas maamula ay qeyb ka yihiin duulaanka lagu qaadey deegaanada Beesha Biimaal oo horey ay ugu jabeen.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE