Somaliland Oo Mamnuucdey Xuska 18-ka May, Digniin Culusna U Dirtey Dowlada Madaxweyne Farmaajo (Video)

Jamhuuriyadda ayaa markii ugu horeysay mamnuucdey Xuska 18ka May oo ah maalintii ay ku dhawaaqeen in ay ka go’een Soomaaliya inteeda kale, waxaana ay sheegeen in dhaqaalihii loogu talagalay xuska lagu bixin doono dadka ay abaaraha saameeyeen.

Waxa dhinaca kale digniin culus ay u dirtey dowlada dhexe ee Soomaaliya oo la sheegay in Ciidamo ay ku aruurineyso magaalada Buuhoodle, waxaana ay ka digteen cawaaqibka ay yeelan karto haddii la qaado tallaabadaasi.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE