Wariye Ayaanle Xuseen Cabdi “Dilkii Wasiir SIRAAJI, Ma Geeri Ayaa Wayn, Mise Xilka Qaadis” (Video)

Wariyah rug cadaaga ah ee Soomaaliyeed Ayaanle Xuseen Cabdi ayaasi kulul uga hadlay Dilkii magaalada Muqdisho loogu geystey Alle ha u Naxariistee Wasiirkii Howlaha Guud ee Soomaaliya Cabaas Cabdulaahi Sheekh Siraaji.

Ayaanle Waxa Wax lala yaabo uu ku tilmaamay inay Geeridii Wasiirka lala ilaawo, Xilka qaadis Shaqsi lagu sameeyay, Wuxuuna is waydiiyey “Iyadoo Nin Wasiir ah Dulmi lagu diley, Sidee u difaaci kartaa Qof xil laga qaaday, oo aad uga aamusi Kartaa Qof la dilay, Ma islaamnimaa, Ma Soomalinimaa, Ma Dawladnimaa, ma Walaanimaa”.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE