Heesta Xurnimo Iyo Nabad Baa La Helay Fanaaniinta Nimco Dareen, Nimco Yaaiin C.nuur Alaale Iyo kuwo Kale (Video)

Fanaaniintii Soomaaliyeed kala ah Cnuur Alaale, Axmed  Iskalaaji, Nimco Yaasiin, Naimco iyo kuwo kale oo fara badan ayaa waxay ku luqeeyeen hees ay ku cabiraayaan Nabada iyo barwaaqada ka jirta magaalada jigjiga iyoguud ahaan dhulka Soomaalida Itoobiya.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran