Dhaanto Cusub “Jowhar Quruxsanow Janno Mooyee Majiro Wax Kale Oo Aan Kaa Jeclahay” (Video)

Dhaanto cusub oo ay qaadeyso Fanaanadda Dhaantooyinka ku caan baxdey ee Dheeman Cali ayaa soo jiidataey Soomaali badan oo xiiseeneysa heesaha labiskooda lagu muujiyo dhaqanka ee Dhaantooyinka, waxaana heestan cusub ku jira Erayo ay ka mid yihiin “Jecliyahaadoo ila jooga oo ila jila jacelka si jiririca leh, Jowhar quruxsanow wanji jooxooradlow, janno mooyee ma jiro wax kale oo aan kaa jeclahay“.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE