Dhageyso Warbixin Xukunada Dilka Ee Lagu Fuliyo Eedeysanayaasha, Ma Helaan Cadaaladdii Ay U Baahnaayeen

Maxkamadaha militari ee dowladda federaalka ee Somalia iyo maamul Goboleedyada iyo maxkamadaha Al-Shabaab ayaa isu geyn xukunno dil ah ku fuliyay dad 20 qof ka badan sanadkan 2017-ka oo kaliya.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran